Data Science and AI

Sidee Si Fudud Loo Sameeyaa WordPress Website

Website sameynta maanta ma ahan shaqo adag. Xitaa haddii aadan horey ugu shaqeynin kombiyuutarada, waxaad ku dhisi kartaa website qurux badan adigoo raacaya talaabooyin yar oo fudud.
5/5

waxaa Racdaa Talaaboyinka hoos ku xusan

Talaabada 1: Tag Hostinger adigoo isticmaalaya link-ga aan ku siinayo
Guji link-ga hoose (affiliate link) si aad u hesho 78% qiimo dhimis. Tani waa fursad weyn oo aad ku heli karto hosting tayo sare leh qiimo aad u hooseeya.

https://hostinger.com?REFERRALCODE=Hikmacreative

Talaabada 2: Dooro qorshe (plan)
Marka aad gasho Hostinger, dooro qorshe ugu yaraan 12 bilood ama ka badan. Qorshaha sanadlaha ah ayaa kuu keenaya kaydka ugu badan iyo adeeg joogto ah.

Talaabada 3: Iibso oo soo dejiso WordPress
Kadib markaad bixinta dhamayso, ka soo dejiso WordPress si toos ah hosting-kaaga. Hostinger wuxuu leeyahay “One Click Install” oo fudud — hal gujin ayaad ku rakibi kartaa.

Talaabada 4: Ku rakib Elementor iyo Astra Theme
Marka aad gasho dashboard-ka WordPress, tag Plugins oo ku rakib Elementor (si aad ugu dhisto bogagga si fudud). Kadib tag Appearance > Themes oo ku rakib Astra Theme.

Talaabada 5: Dooro Starter Template ama ka bilaaw eber
Haddii aad rabto inaad degdeg u bilowdo, dooro Starter Template diyaar ah. Haddii aad rabto naqshad gaar ah, ka bilaaw adiga oo isticmaalaya Elementor.

Talo Dheeraad ah:
Ku dar bogagga muhiimka ah sida Ku Saabsan, Adeegyada, iyo Nala Soo Xiriir. Ku xir Google Analytics si aad ula socoto booqdayaasha, kuna dar plugins ammaan ah si website-kaagu u ahaado mid badbaado leh.

📹 Hoos ama geskaa midigta ah ka daawo muuqaalka si aad u aragto talaabooyinkan oo muuqaal ah, haddii aad rabto faahfaahin iyo tusaale toos ah.

NB: Haddii aad rabto theme gaar ah oo qurux badan, riix link-ga hoose ee Telegram si aad u hesho.

Instructor

Mohamed Amiin

Digital Marketing Expert

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *